Welcome to Warkamaanta
Qalab Culus Oo Dhinaca Biyaha
Sunday, 07 February 2010 06:38
Dhibaatooyinka Reer Somaliland Ka Haysta Wadooyinka?
(Warkamaanta)Feb 07, 2010. "darawaliintiisa wax ka weydiiyey siday kusoo mareen jidka burbursan ee u dhexeeya Boorama iyo dila ayaa ii sheegay inay 20 saacadood usoo kala socdeeen Boorama iyo Berbera, isla markaana ay dhibaato ka muteen godadka rafka ah, jeexjeexyada iyo dhagaxa taagtaagan oo gaadiidkaasi iyo qalabkaasi rafaad kusoo mareen."
Gabadh Yar Oo Sooamaaliyeed Oo Toban Jir Ah
Sunday, 07 February 2010 06:36
Inan Yar Oo Laga Iibiyay Nin Aan Somali Ahayn???
(Warkamaanta)February 7, 2010. "Gabadha yar ee uu ninka Siralankiga ah Boosaaso ka soo kaxaystay da’deedana lagu sheegay 10 jir ayaa waxa wakhtigan xaadirka ah gacanta ku haya ciidanka amaanka."
Invisible Walls
Sunday, 07 February 2010 07:22
Ugly Walls
(Warkamaanta)Feb 07, 2010. "Invisible walls however are easy to erect, difficult to detect and near impossible to bring down. They eat away at nations slowly from the inside like a cancerous growth that takes hold, spreads slowly and steadily and eventually devours its victim."
What is going Puntland.
Sunday, 07 February 2010 08:00
Situation in Puntland reminds many Somalis how Mogadishu was 4 years ago
(Warkamaanta)Feb 07, 2010. "The present situation in Puntland worries many Somalis as well as international community, the area has recently witnessed increase number of planned assassinations and organised crimes."
Weeraro Bad iyo Barri ah ayaa nagusoo socda?
Sunday, 07 February 2010 06:32
Fursadaad Ku Jano Gali Lahay Ha Seegin Ee Al-Shabaab La Jihaad??
(Warkamaanta)Feb 07, 2020. “Qof walba oo Kismaayo iyo Jubbooyinka ku nool waxaan u Iclaaminaynaa Fursad Ajar ah oo ay helayaan dagaal dhan walba ah, Badda iyo Bariga ayaa bilaabmi doona dhawaan halaga qayb qaato.”
Hubka Qaata Kana Hortega Cadowga.
Sunday, 07 February 2010 06:24
Al-Shabaab Waxaa Noo Furmay Albaabadii Janada.
(Warkamaanta)Feb 07, 2010. "Sheekh Xuseen wuxuu intaa ku daray“Hadaba, Alle Mahadii markan waxaa inoo furmay Al-baab ka mid ah Al-Baabadda Janadda, Waana Al-baabka Jihaadka iyo Is-tish-haadka.”
Ninkii dhintay Oo Laga Heley Cadayn Cidii Qaraxa Ka Dembaysay.
Saturday, 06 February 2010 06:35
Hortaa Qaldaa Ma Qaldamo.
(Warkamaanta)Feb 06, 2010. "Qaraxaasi oo dhacay abaaro todobadii fiidnimo ee habeenkii khamiistii kana dhacay badhtamaha magaalada Laascaanood ayaa ka dib waxay ciidamada amaanku isku xeereen xaafadaha ku wareegsan goobta qaraxu ka dhacay taas oo subaxdii waabarigii khamiisti shalay."
More Articles...
Page 1 of 56
«StartPrev12345678910NextEnd»UCID On Twitter
WM Weekly
- Part Eight 1969 Military Coup in Somalia
- Islamic Kamikaze
- The Long March of Ashabaab
- Part VII 1969 Military Coup in Somalia By Dr. M. Rashid
- The Loothing Of Public Property
- Somali Pirates Troublesome Treasure
- Fagadhe: Celebrating His Life
- Part VI 1969 Military Coup in Somalia By Dr. M. Rashid
- A Somaliland Blogger Speaks
- Wasiir Hore Oo Ku Biiray UCID
Warka UCID
- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo lagu qaabilyey Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden
- 120-ka Cisho ee u Horeeya Xukuumadda UCID
- Soo Dhaweyntii Faisal A. Waraabe (Sweden)?
- Shiraynihii UCID ee Toronto
- Midnimada iyo Hormarka Somaliland waa Xisbiga UCID
- Qaybta 17aad: Qorshaha UCID Wadanka ku Hagi Doono
- Part Nine: 1969 Military Coup in Somalia
- Qaybta 16aad: Qorshaha UCID Wadanka ku Hagi Doono
- Dhaliyaro Jaamacadaha Hargeysa oo ku soo Biiray UCID
- Xukuumadan Rayaale Waa Cun, Cab Oo Seexo!
