Warkamanta

War Deg Deg Ah: Wariyeyaashii Ugu Tirade Badnaa Ee Ka

War Deg Deg Ah: Wariyeyaashii Ugu Tirade Badnaa Ee Ka Kala Socday Meelo Kala Duwan Oo Goor Dhawayd Xabsiga Loo Taxaabay.

Ciidamada Amaanka Magaalada Hargeysa ayaa saaka xabsiga

 

Hargeysa (warkamaanta) Ciidamada Amaanka Magaalada Hargeysa ayaa saaka xabsiga u txaabay Weriyeyaashii ugu tirade badnaa ee mar kaliya la wada xidho. 
Wariyayaashan oo tiradoodu gaadhayso ilaa labaataneeye Wariye ayaa waxa Ciidamada Amaanku qab qabteen mar ay saaka soo shaqo tageen oo ay bilaabeen hawl maalmeedkoodii shaqo. 


Wariyeyaashan oo markii la qabtay loo gudbiyey Saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa ayaa sido kale waxa xadhiga wariyeyaashan lagu dabo daray Wariyeyaal kale oo xabsiga ku booqday. 
Wariyeyaashan la xidhay la xidhay oo aanay dhamaantood noo surto galin in aanu magacyadooda wada helno ayaa waxa ka mid ahaa 

Najax Aadan Cunaaye (Hadhwanag) 
Maxamed Muuse Kuraase (HCTV) 
Xamse Cali Bulbul (HCTV) 
Xuuto (Waaheen) 
Nimco Samriye (HCTV) 
Hodan Cali Cajabi (HCTV) 
Sleebaan Cali (Kalshale) (Waaheen) 
Safiya Maxamed 
Iyo Weriyayaal kale oo tiro badan ila in ka badan 20 wariye  

Akhristiyaal waxaanu idiin soo gudbin doonaa faahfaahin intaa ka badan wakhtiyada soo socda .

 

 

Siciid axmed cakuule

Hargeisa Somaliland