Waxaanu dhamaan bulshadayada sharafta naga mudan ee sida joogtada u soo booqata shabakada wararka ee warkamaanta.com ku war galinaynaa in dib u habayn iyo casriyeen aanu ku wadno wabsetka sidaa darteed waxaanu idinka codsanaynaa in aad noo samirtaan mudada yar ee hawshaasi socoto
Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Bulshada Soomaalind Ugu Baaqay In Ay Iskugu Soo Baxaan Banaanbax Ay Ku Muujinayaan Shucuurtooda Wadaninimo
Read more: Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Bulshada Soomaalind Ugu Baaqay
Beesha Caalamkana Kaga Dalbanayaan Ictiraaf Caalamiya
Hargeysa (Warkamaanta) xukuumada asxaabta qaranka iyo ururada siyaasada, ayaa maanta si wada jir ah uga hadlay banaan bax balaadhan oo lagu taageerayo qaranimada Somaliland iyo ciidamada qaranka ee jiida hore, iyo waliba in soomaliland beesha caalamka ka hesho ictiraaf caalamiya kaasi oo loo asteeyay in laga qabto magaalooyinka waaweyn ee dalka maalinta Axadda Bari. Maadama oo ay soomalland buuxisay shuruudihii looga baahnaa hanaan dawladnimo Sadexda xisbi qaran ee KULMIYE, UDUB iyo UCiD waxay sidaasi ku sheegeen shir jaraa’id oo ay si wada jir ah ugu qabteen xarunta Madaxtooyada, waxaanay sheegeen inay u midaysan yihiin difaaca danaha qaranka.
Friday Jan 20, 2011
Warkamaanta Editor has unpublished this article. It did not carry the name of the writer. The article quoted only anonymous sources of information. Warkamaanta intends to hold on to high ethical starndards in its reporting and would correct any error as soon as the site becomes aware about it.
Editor
Wasiirka arimaha gudaha oo kulan la yeeshay qaar kamida madax dhaqameeka somaliland
Hargeysa(Warkamaanta)Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa Maanta hoolka Shirarka ee Xarunta Wasaaradaasi kulan kula yeeshay in ka badan 340 oo ah madax dhaqameedka somaliland
Maskax-Guurka Dhaqaalaha Somaliland
Hargaysa (Warkamaanta)Tacrifaddu waa cashuur lagu waajibiyay shay kasta oo dibadda laga keeno, kaas oo qiimihihiisa boqolkiiba in goán ay qaadato xukuumaddu inta aanu soo caga dhigan dalka. Matalnba Qiimaha boqolayda ee ugu badan ee la qaado dalkeenu waa ka sigaarka oo dhan 75%. Qaadka ayaa ku xiga oo laga qaado 60%. Waxaa ugu yar cuntooyinka qaarkood sida bariiska iyo sonkorta oo laga qaado 7%. Dakhliga lagu waday in uu u soo xerooda Somaliland sanadkii 2011 waxa uu dhan yahay 92 milyan oo Doolar (marka halkii Doolar u dhigmo 5700 Sh) Lacagta
“Saaka Aroortii Hore Ayay Kuwaa bariisteen Ciidamadda Somaliland Magaaladda Buuhoodlle, Wayna Qabsadeen Magaaladdii”. Wasiir Xaabasadde
Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa ka hadley dagaalkii saaka ka dhacay magaaladda Buuhoodle waxana uu sheegay in xaaladdu ay hadda degan tahay
Read more: “Saaka Aroortii Hore Ayay Kuwaa bariisteen Ciidamadda Somaliland
Hargeysa (Warkamaanta)- Wasiirka Waraafinta somaliland Axmed Cabdi Xaabsadde, ayaa sheegay in ay ku guulayteen ciidamadda Qaranka Somaliland in ay gacanta ku dhigaan deegaanka Buuhoodlle.
War Deg Deg Ah: Wariyeyaashii Ugu Tirade Badnaa Ee Ka Kala Socday Meelo Kala Duwan Oo Goor Dhawayd Xabsiga Loo Taxaabay.
Ciidamada Amaanka Magaalada Hargeysa ayaa saaka xabsiga
Hargeysa (warkamaanta) Ciidamada Amaanka Magaalada Hargeysa ayaa saaka xabsiga u txaabay Weriyeyaashii ugu tirade badnaa ee mar kaliya la wada xidho.
Wariyayaashan oo tiradoodu gaadhayso ilaa labaataneeye Wariye ayaa waxa Ciidamada Amaanku qab qabteen mar ay saaka soo shaqo tageen oo ay bilaabeen hawl maalmeedkoodii shaqo.
Read more: War Deg Deg Ah: Wariyeyaashii Ugu Tirade Badnaa Ee Ka
Isbadalkii Dhabta Ahaa Ee Ay Sheegayeen Xukumada Kulmiye
Read more: Isbadalkii Dhabta Ahaa Ee Ay Sheegayeen Xukumada Kulmiye
Ma Waxa Uu Noqday Rabitaanka Somaliya
Qalinkii Aamiin siciid
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
Hargaysa (Warkamaanta) Marka hore waxaan salamayaa umada reer soomaliland dibad iyo gudaba salaan kadibwaxaan iftiiminayaa in xukumada uu hogaminayo madaxwayne siilaanyo sanad iyo badhkii ay jirtay inay ku guuldaraysatay hogaaminta iyo jiritanka qaranimada Somaliland hadaba waxa malinba malinta ka danbaysa soo if baxayay in xukumada siilaanyo ee siyasadeedu ku jihaysantahay rabitanka Somaliweyn taa soo aynu ku daremi karno inay ku kacday talaabooyin wax u dhimaya gooni isku taaga Somaliland oo ay kamid yihiin arimahan